iM252
Nalka iM252
10.00
Including VAT
Product Details
Nalka iM252 waa leyr aad ka damin karto kana daari karto app ku jira telefoonkaaga. Soo degso, ku xiro, kana maamul nalkaaga adigoo aan kicin. Haa, jiifkaaga ayaad ka maamuleysaa, iftiinka ka dheereyn... Read More
Return Policy
180 days return policy is applicable on this product
Secure Payment
Fast Delivery
Top Rated
Vendor Information
-
Sold by
iM252
-
Rating
0.00
-
Total Sales
0
-
Returns
180 days easy returns
- Premium Seller
- Fast Shipper
- Top Rated
Customer Support
- Chat
- Phone
Available 24/7
No Reviews Yet
Product Description
Nalka iM252 waa leyr aad ka damin karto kana daari karto app ku jira telefoonkaaga. Soo degso, ku xiro, kana maamul nalkaaga adigoo aan kicin. Haa, jiifkaaga ayaad ka maamuleysaa, iftiinka ka dheereyneysaa ama gaabineysaa, Midabka dooqaaga ah ayaad ka dhiganeysaa, marka la soo koobo, maamulaha leyrkaaga ayaad si buuxda u noqoneysaa.
Marka aad adeegsaneyso leyrka iM252, uma baahnid in aad sariirtaada ka kacdo, waayo, waxa aad nalka qolkaaga ka demin doontaa telefoonkaaga adigoo adeegsanaya barnaamij aad ku maamulanayso nalkaaga, awoodaha uu leeyahay nalka iM252 waxaa ka mid ah:
- Waxa aad ka maamuleysaa APP aad la soo degi karto si FREE ah.
- App-ka waad la soo degi kartaa (Android iyo iPhone) labadaba.
- Waxaad ka damin kartaa kana daari kartaa telefoonkaaga.
- Midabka aad doonto ayaad saaran kartaa.
- Waad iska yareyn kartaa ama kororsan kartaa iftiinka 1% illaa 100%.
- Waqti uu is daaro ama is demiyo iskiis ayaad u sameyn kartaa.
- Codkaaga ayaad ku xiri kartaa iftiinka leyrka oo marka aad hadasho ayuu shidmayaa.
- Cod telefoonkaaga ku jira ayaad la dheelsiin kartaa.
- TV-gaaga waxa aad ka daawanayso ayuu la dheeli karaa.
- Koronto badan kaama cunayo waa 9Watt oo keliya, waxa uuna ku siinayaa iftiin aad u wanaagsan.
- Haddii aad qolalka oo dhan ku xirato, hal mar ayaad wada maamulan kartaa nalalka oo dhan.
- Internet ayaad ku xiri kartaa oo adiga ka maqan gurigaaga ayaad maamuli kartaa nalkaaga (Haa, waa run!).
Hab adeegsiga nalka iM252 aad ayuu u fududyahay.
Price |
10.00 |
Rating |
0.00 out of 5 |
Reviews |
0 reviews |
No Reviews Yet
